Shaash Magazine

Real Somali Weddings, Bridal Dirac Inspiration & Vetted Vendor Directory

Shaash Magazine — Real Somali Weddings, Vendors & Style Inspiration

The premier editorial platform for real Somali weddings, curated bridal style inspiration, and vetted vendors across Somalia, East Africa, and the global diaspora.

Curated Somali Wedding Vendors Directory

  • Hakisa Bridal — Dirac & Bridalwear (Hargeisa)

    Waxa aanu haynaa Dircyo aroos oo xul ah kuwaasi oo naqshado iyo matterial kala duwan leh. Hakisa Bridal kaliya dirac kaama iibinayso ee sidaas oo kale waa ay ku hagaysaa. waxa aan kula dooqaynaa Diraca Aroos ee kugu habboon iyada oo la eegayo rabitaankaaga, dharka kugu soo baxaya iyo waxa casriga ah ee markaas socda. Ku soo dhawow xaruunteena Hargeisa oo ay kuugu diyaar yihiin qubaro u carbisan soo dhaweynta iyo u adeegga aroosadda. Waxa aan halkaan u joognaa sidii aan kuug qurxin lahayn maalintaada qaaliga ah ah ee Arooska, innaga oo kugu labisayna Diracyo ku siinaya Kalsooni iyo qurux aad ku xarragooto. Soo booqo Hakisa Bridal oo Aroosgal adiga oo qanacsan.

  • MC ahaa — Photography (Mogadishu)

    Waxa aan ahay muuqaal duube iyo sawir qaade aroos kaas oo ku xeeldheer sida loo qabto dhacdooyinka ashqaraarka leh ee arooska. Kaamiraddaydu waxaa ay kaydisaa xasuuso iyo daqiiqado ay adagtahay in dib loo soo celiyo. Waxa aan duubay boqolaal aroos oo ka dhacay magaalada Muqdisho, Hotel iyo Banaan ba . In door / Outtdoor Haddii aad rabto muuqaal aroos oo cinematic ah, tayo sarro leh oo isku dheelitiran midabada muuqaalka iyo shanqartat jawiga; waa anigga cidda kuu samyn lahayd ee fadlan i balanso oo iga dhigo qofkii duubi lahaa maalintaada arooska.

  • Golden events — Décor & Venue (Mogadishu,Somalia)

    Waxa aan ka shaqaynaa qurxinta goobaha aroosyada iyo xafladaha u baahan agaasinka iyo qabanqaabada. waxa aan ka dhigi karnaa maalintaada arooska mid ku qalabaysan midabo iyo dareeno kug reeba xasuuso. kaliya ma doorano agab tayo leh ee waxa aanu garanaa habboonaanta iyo sida ay isugu soo baxayaan naqshadaha qurxinta. Maalintaada arooska ka dhigo mid casri ah ama mid hiddo iyo haqan ximbaaran. dookhu waa adiga, fullintana waa innaga.

  • Fathia events — Décor & Venue (Mogadishu)

    Qurxinta iyo agaasinka xafladaha arooska ee magaalada Muqdisho. Waxa aanu leenahay qibrad sarre oo la isku halleyn karo. Waxaa si guul iyo ashqaraar leh u qurxinay boqolaal aroos oo mmagaalada ka dhacay. falcelinta macaamiisheena ayaa ah waxa na siinaya kalsoonida aanu kuugu adeegayno.

  • Meena Blooms — Dirac & Bridalwear (Nairobi, Kenya)

    Meena Blooms specializes in exquisite Somali bridalwear and custom bridal designs in Nairobi, Kenya, delivering worldwide. We craft timeless, high-quality gowns and Diracs designed to make every bride feel regal on her special day.

  • Amir Photo — Photography (Mogadishu, Somalia)

    High-quality wedding and event photography captured with reliability, care, and precision. With 3 years of experience behind the lens, I specialize in seamlessly managing fast-paced event schedules so you can relax and enjoy your celebration while I capture every detail.

  • Ladan Bridal — Dirac & Bridalwear (United Kingdom.)

    Ladan Bridal specializes in luxury Somali bridal Diracs and bespoke wedding attire in the UK. At Ladan Bridal, each Dirac is crafted with the finest materials, meticulous attention to detail, and a deep appreciation for Somali artistry. Our designs incorporate vibrant colours, intricate embroidery, and traditional themes, ensuring you feel both stunning and connected to your roots on your special day.

  • Nafiisa Wedding Dresss — Dirac & Bridalwear (Hargeisa)

    Nafiisa waxa aad ka helaysaa Taashash aroos oo qurux badan, diracyo iyo labis aroos oo hiddo iyo dhaqan ah. Haddii aad joogto Hargeysa ama nawaaxigeeda booqo xaruuntooda ama hel dalab lagugu keenayo gooobtaada.

  • Afternote Audio Guestbook — Décor & Venue (Nairobi)

    Aftertone offers a unique audio guest book experience that replaces traditional written books with real voices and timeless memories. Instead of writing notes, guests simply pick up a vintage telephone to record heartfelt messages, laughter, and well-wishes filled with genuine emotion. Because memories fade, but voices stay, Aftertone ensures you can hear your loved ones' messages and relive those special moments foreve.

  • Alalaas Events — Décor & Venue (Hargeisa)

    Qurxinta Goobta arooska, Faraantigaliska iyo munaasabadaha lamaanayaasha ayaad ugu imaanaysaa Alalaas Events. Waxa ay si gaar ah kuugu qurxinaysaa goobaha banaanka ah ( Outdoor Decoration). Waxa aad ka helaysaa naqshado soo jiidasho leh iyo koox quburo ah oo figta sare ka dhigaysa munaasabaddaada aroos. ku booqo xaruuntooda Hargeysa ama kala xariir lambarka ku xusan page ka.

Real Somali Wedding Stories & Photo Galleries

Bridal Inspiration & Somali Wedding Traditions